Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya

WAREEGTO:- Wasiirka Gaadiidka oo Amar kasoo saartay Dhismayaasha ka socda Xayndaabka Garoonka Aden Cabdulle.

Muqdisho, 13 Agoosto,2022:- Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Marwo. Fardowsa Cismaan Cigaal waxaana wareegtada lagu sheegay inaan wax Guriya laga dhisi karin, si kumeel gaar ah, aaga Garoonka Aden Cabdulle .

Lifaaq wareegtada hoose sida ku xusan.

Dhammaad

Xafiiska Warbaahinta iyo Xariirka dadwaynaha ee WGDH.

Email: Info@motca.gov.so