Muqdisho, 13 Agoosto,2022:- Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Marwo. Fardowsa Cismaan Cigaal waxaana wareegtada lagu sheegay inaan wax Guriya laga dhisi karin, si kumeel gaar ah, aaga Garoonka Aden Cabdulle .
Lifaaq wareegtada hoose sida ku xusan.
Dhammaad
Xafiiska Warbaahinta iyo Xariirka dadwaynaha ee WGDH.
Email: Info@motca.gov.so